Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galay Shir Caalami ah

Madrid, Spain — Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Madrid ee dalka Spain, kaas oo cinwaankiisu ahaa “Iskaashiga La-dagaallanka Argagixisada ee Afrika.” Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaash

SO
Sawir war oo la xiriira Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galay Shir Caalami ah
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Mudane Aweys Maxamed Cumar, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay shir caalami ah oo ka dhacay Madrid, Spain.

Maxaa la shaaciyey

  1. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee la dagaallanka argagixisada iyo ka hortagga fikradaha xagjirka ah ee Afrika.
  2. Mudane Aweys Maxamed Cumar ayaa khudbad ka jeediyay shirka, isagoo sheegay in Soomaaliya aysan arrintan u arkin dood aragtiyeed oo keliya, balse ay tahay xaalad dhab ah.
  3. Ergeygu wuxuu adkeeyay muhiimadda iskaashiga caalamiga ah si wax looga qabto khataraha amni ee ka dhasha xagjirnimada iyo argagixisada.

Macnaha guud

Shirkan ayaa ku saabsan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la dagaallanka argagixisada, iyadoo Soomaaliya ay wajahdo khataro xagjirnimo.

Wuxuu xusay in kooxaha xagjirka ahi muddo dheer adeegsanayeen farsamooyin casri ah oo ay ku faafinayaan dacaayadooda.

Aweys Maxamed Cumar
Madrid, Spain
2026-05-22

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan khataraha xagjirnimada iyo argagixisada, iyo sida ay Soomaaliya uga qeyb qaadanayso iskaashiga caalamiga ah.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Madrid, Spain — Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Madrid ee dalka Spain, kaas oo cinwaankiisu ahaa “Iskaashiga La-dagaallanka Argagixisada ee Afrika.”

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee la dagaallanka argagixisada iyo ka hortagga fikradaha xagjirka ah ee ku faafa qaaradda Afrika, iyadoo si gaar ah looga hadlay doorka tiknoolajiyadda casriga ah iyo sida kooxaha xagjirka ahi uga faa’iideystaan aaladaha dijitaalka ah.

Ergeyga ayaa ugu horreyn uga mahadceliyay Dowladda Spain iyo qabanqaabiyeyaasha shirka martigelinta iyo abuurista madal muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-hadalka iyo iskaashiga dhinaca la dagaallanka argagixisada iyo ka hortagga xagjirnimada rabshadaha wata.

Mudane Aweys Maxamed Cumar ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka, isagoo sheegay in Soomaaliya aysan arrintan u arkin dood aragtiyeed oo keliya, balse ay tahay xaalad dhab ah oo dalka si toos ah u wajahayo. Wuxuu xusay in kooxaha xagjirka ahi muddo dheer adeegsanayeen farsamooyin casri ah oo ay ku faafinayaan dacaayadooda, ku marin habaabinayaan dhalinyarada, islamarkaana uga faa’iideysanayaan baraha bulshada iyo aaladaha dijitaalka ah.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralergeygashirqeyb
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.