Fahad Yaasiin oo bixiyay raali-galin siyaasadeed kadib markii…
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal soo saaray ayaa bixiyay raali-galin siyaasadeed, oo ku aadan hadal uu horay ugu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Fahad oo qoraalkiisa ciwaan uga dhigay 𝙍𝘼𝘼𝙇𝙄 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉 𝙎𝙄𝙔𝘼𝘼𝙎𝘼𝘿𝙀𝙀𝘿 ayaa marka hore nasiib darro ku tilmaamay in maanta madaxda […] The

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa bixiyay raali-galin siyaasadeed kadib hadal uu ku dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Maxaa la shaaciyey
- Fahad Yaasiin ayaa qoraal ku sheegay in madaxda Soomaaliyeed ay heshiisiinayaan dalal shisheeye.
- Wuxuu muujiyay in Madaxweyne Xasan uu u muuqdo inuu matalayo kooxo dalka ka jira.
- Fahad ayaa sheegay in hoggaamiye aan qab lahayn uu raali galin ka bixiyo.
Macnaha guud
Fahad Yaasiin ayaa raali-galin bixiyay kadib markii uu dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku saabsan kulamada Xalane.
“Hoggaamiye aan qab lahayan ruuxii damca inuu u difaaco wuxuu ku danbeeyaa inuu raali galin ka bixiyo.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan isbedelada siyaasadeed ee ka dhacaya dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal soo saaray ayaa bixiyay raali-galin siyaasadeed, oo ku aadan hadal uu horay ugu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Fahad oo qoraalkiisa ciwaan uga dhigay 𝙍𝘼𝘼𝙇𝙄 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉 𝙎𝙄𝙔𝘼𝘼𝙎𝘼𝘿𝙀𝙀𝘿 ayaa marka hore nasiib darro ku tilmaamay in maanta madaxda Soomaaliyeed ay heshiisiinyaan dalal shisheeye, ayna ku shirayaan xaydaabka xerada Xalane.
“Haddaan ogaan lahaa in Madaxweyne Xasan uu fariisanayo gogol ay shisheeye gar wadeen ka yihiin isagoo u muuqda ruux matalaya mid kamid ah kooxaha dalka ka jira, ma aanan qoreen hadalka hoos ku qoran,” ayuu yiri Fahad Yaasiin.
Waxaa kale oo uu intaas raaciyay “Hoggaamiye aan qab lahayan ruuxii damca inuu u difaaco wuxuu ku danbeeyaa inuu raali galin ka bixiyo”.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan