Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaqay natiijada doorashadii ka dhacday Koofur Galbeed

Gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaqay natiijada doorashada Qof iyo Codka ah ee Golaha Wakiillada , taas oo bishan 10 keedii ka dhacday 13 degmo.

SO
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaqay natiijada doorashadii ka dhacday Koofur Galbeed
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha Wakiillada ee ka dhacday Koofur Galbeed, iyadoo 132,430 qof ay codeeyeen 32 urur siyaasadeed.

Maxaa la shaaciyey

  1. Guddoomiyaha guddiga Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ku dhawaaqay in tirada guud ee codeysay ay ahayd 132,430.
  2. Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka JSP ayaa helay 51 kursi, halka ururka NPU uu helay 14 kursi.
  3. Doorashadii waxaa ka qeyb galay 32 urur siyaasadeed, 12 ka mid ah ayaa helay kuraasta.

Tirada guud ee codeysay 128,276 qof.

Cabdikariin Axmed Xasan
Koofur Galbeed
2026-05-10

Sababta ay muhiim u tahay: Doorashadani waxay muhiim u tahay maamulka Koofur Galbeed iyo habka dimuqraadiyadda dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaqay natiijada doorashada Qof iyo Codka ah ee Golaha Wakiillada , taas oo bishan 10 keedii ka dhacday 13 degmo.

Tirada wadarta codeysay ayaa ahayd 132,430, iyadoo kuraasta lagu tartamay ay tahay 95, sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga Cabdikariin Axmed Xasan oo ku dhawaaqay natiijada.

Urur siyaasadeedyada galay kaalimaha hore ayaa waxaa ka mid ah, ururka Caddaaladda iyo Wadajirka JSP oo helay 51 kursi, Ururka NPU oo helay 14, ururka Karaama 11, ururka SINCAD 6, Ururka TIIR 3, Waaberi 1 ,Madalsan 1, Talo Qaran,1, Muwaaddiniinta Soomaaliyeed,1, Ramaas, 1, Towfiiq 4,Saab,1, halka kuwa Kalena aysan waxba helin, waxaanay ahayd tirada guud ee codeysay 128,276 qof.

Doorashadii todobaadkaan ka dhacday Koofur Galbeed waxaa ka qeyb galay 32 Urur Siyasadeed oo 12 ka mid ah ay heleen 95 kursi, kuwaas oo dhawaan dooran doona hoggaamiyaha maamulka Konfur galbeed.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralnatiijadadoorashooyinkadhacday
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.