Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediadiplomacy

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyadoo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Guddiga iyo Midowga Yurub. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac, […]

SO
Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac.
  2. Waxaa la wada hadlay ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha.
  3. Labada dhinac ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada shaqeynta lagu horumarinayo xuquuqda aadanaha.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac.

Dr Maryam Qaasim, Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Marwo Francesca Di Mauro, Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya
Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Wada hadalkan ayaa muhiim u ah horumarinta xuquuqda aadanaha iyo tayeynta hay’adaha dowladda Soomaaliya.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyadoo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Guddiga iyo Midowga Yurub.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, kobcinta awoodda shaqo ee Guddiga, iyo taageerada isla xisaabtanka, dowlad-wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

Labada dhinac ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada shaqeynta lagu horumarinayo xuquuqda aadanaha iyo tayeynta hay’adaha dowladda Soomaaliya.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliadiplomacydiplomacyxuquuqulinsaanka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.