Guddoomiye hore oo ku dhintay dagaal ka dhacay Calmiskaad
Guddoomiyihii hore ee degmada Ufeyn Kabtan Maxamed Axmed Carab, hadana ahaa sarkaal ciidan ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo… Sii akhri
Guddoomiyihii hore ee degmada Ufeyn Kabtan Maxamed Axmed Carab ayaa ku geeriyooday dhaawac halis ah oo ka soo gaaray dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo ururka Daacish.
Maxaa la shaaciyey
- Dagaalka ayaa ka dhacay togga Jaceel, waxaana ku dhintay ilaa 5 askari.
- Daacish ayaa weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Puntland.
- Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa la gaarsiiyay Daacish, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland.
Macnaha guud
Muddooyinkii u dambeeyay waxaa soo badanayay weerarada ay gaystaan argagixisada Daacish ee ku dhuumaalaysata buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.
“Daacish ayaa dagaalkaas lagu gaarsiiyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khatarta ay argagixisadu ku hayaan amniga gobolka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Guddoomiyihii hore ee degmada Ufeyn Kabtan Maxamed Axmed Carab, hadana ahaa sarkaal ciidan ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo ka soo gaaray dagaal shalay galinkii dambe dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo ururka Daacish.
Daacish ayaa jidka u gashay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Puntland, kuwaas oo marayay togga Jaceel, waxaana dagaalkaas ku dhintay ilaa 5 askari, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale.
Sidoo kale Daacish ayaa dagaalkaas lagu gaarsiiyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland.
Muddooyinkii u dambeeyay waxaa soo badanayay weerarada ay gaystaan argagixisada Daacish ee ku dhuumaalaysata buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan