Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Hawlgal qorshaysan ayaa laga fuliyay deegaanka War Rooti ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Axad 23 Aug 2026 {HMC} Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka War Rooti ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Khawaarijta. Intii uu socday hawlgalka, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba (2) xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu qabtay howlgalka. […] The post Hawlgal qorshaysan ayaa lag

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Axad 23 Aug 2026 {HMC} Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka War Rooti ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Khawaarijta.
Intii uu socday hawlgalka, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba (2) xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu qabtay howlgalka.
Hawlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xoojinayaan amniga, ku ilaalinayaan shacabka iyo ku wiiqayaan awoodda Khawaarijta ee ka jirta deegaannada Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa adkeynaya in hawlgallada amni-xaqiijinta iyo kuwa qorshaysan ay sii socon doonaan, iyadoo mudnaanta la siinayo amniga shacabka, xasilloonida deegaanka iyo gudashada waajibaadka qaran.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.