Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Hogaamiyaha KMG Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo degmada Diinsoor.

Diinsoor – Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Safarkan shaqo ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladaha guud ee degmada, gaar ahaan dhinacyada amniga, [&#8230

SO
Sawir war oo la xiriira Hogaamiyaha KMG Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo degmada Diinsoor.
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Hogaamiyaha KMG Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor.

Maxaa la shaaciyey

  1. Safarka ayaa ku saabsan u kuurgelidda xaaladaha amniga iyo arrimaha bini'aadanimada ee degmada.
  2. Mas'uuliyiinta ayaa kulan la yeeshay maamulka degmada iyo saraakiisha amniga.
  3. Dadaallada Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu xoojinayaa amniga iyo adeegyada bulshada.

Macnaha guud

Safarkan ayaa ka mid ah dadaallada lagu xoojinayo xaaladaha deegaannada.

warbixinno kaga dhageystay xaaladaha jira iyo baahiyaha mudnaanta leh ee degmada.

Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay
Degmada Diinsoor, Gobolka Baay
2026-05-23

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la ogaado xaaladaha amni iyo horumarineed ee ka jira degmada Diinsoor.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Diinsoor – Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Safarkan shaqo ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladaha guud ee degmada, gaar ahaan dhinacyada amniga, arrimaha bini’aadanimada, iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda degmada diinsoor ee gobolka baay.

Mas’uuliyiinta ayaa kulan la yeeshay maamulka degmada, saraakiisha amniga, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyagoo warbixinno kaga dhageystay xaaladaha jira iyo baahiyaha mudnaanta leh ee degmada.

Safarka ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu kuurgelayaan xaaladaha deegaannada, si loo xoojiyo amniga, loo dardargeliyo adeegyada bulshada, loona taageero mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralhogaamiyahadegmadakoonfur
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.