Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediasecurity

Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku badbaadiyeen dad rayid ah oo ay afduubteen kooxda Al-Shabaab. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ciidamada ayaa ku guuleystay in

SO
Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyay Gamboole, Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku badbaadiyeen 9 qof oo ay afduubteen Al-Shabaab, isla markaana la dilay 5 xubnood oo ka tirsan kooxda.

Maxaa la shaaciyey

  1. Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole.
  2. 9 qof oo rayid ah ayaa la badbaadiyay intii uu socday howlgalka.
  3. Shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la dilay, oo ay ku jirto horjoogaha kooxda ee deegaanka.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in intii uu socday howlgalka la dilay shan xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Gamboole, Shabeellaha Dhexe
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujineysaa dadaalka ciidamada Soomaaliya ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyo badbaadinta shacabka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku badbaadiyeen dad rayid ah oo ay afduubteen kooxda Al-Shabaab.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ciidamada ayaa ku guuleystay inay si nabad ah usoo furtaan ilaa 9 qof oo shacabka ah oo ay kooxdaasi afduub u heysatay.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in intii uu socday howlgalka la dilay shan xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo uu ku jiray horjoogihii kooxda ee deegaanka Gamboole.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliasecuritysecurityshabeellahadhexe
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.