Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Kenya: Ruto oo difaacay xarunta Mareykanka dalkaasi ee lagu karantiilo dadka uu ku dhacay cudurka Ebola, kadib banaanbaxyo

Maxkamad ku taal Kenya ayaa xannibtay xarun karantiil ah oo loo qorsheeyay muwaadiniinta Mareykanka, iyadoo shacabka dalkaasi dhigeen banaanbaxyo looga soo horjeedo xaruntaas ayuu Madaxweyne Ruto dadka ku boorriyay inay "isdajiyaan".

SO
Kenya: Ruto oo difaacay xarunta Mareykanka dalkaasi ee lagu karantiilo dadka uu ku dhacay cudurka Ebola, kadib banaanbaxyo
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media
Loading enhanced story summary...

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Maxkamad ku taal Kenya ayaa xannibtay xarun karantiil ah oo loo qorsheeyay muwaadiniinta Mareykanka, iyadoo shacabka dalkaasi dhigeen banaanbaxyo looga soo horjeedo xaruntaas ayuu Madaxweyne Ruto dadka ku boorriyay inay “isdajiyaan”.

Maxkamada Kenya ayaa maanta oo Talaadda ah markale soo saartay amar lagu xannibayo xarun karantiil oo Mareykanka uu ku hayo muwaadiniinta Mareykanka, ee dalkaasi laga sameeyey.

Qorshaha muranka dhaliyay ee lagu dhisayo xarun 50 sariirood leh oo ku taal saldhig cirka oo ku yaal magaalada Nanyuki ayaa kiciyay dibadbaxyo toddobaadkan. Banaanbixii Isniintii shalay ka dhacay goobta xaruntaasi laga furayo ayey ku dhinteen 2 qof.

Shacabka Kenya ayaa si weyn uga cabsi qaba dadka la keeno xaruntaas ee qaba cudurka halista ah Ebola.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmareykankadadkabanaanbaxyo
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.