Ku Dhawaad 2 Milyan oo Muslimiin ah Oo La Filayo In Ay Gudtaan acmaasha Xajka 2026-ka
Maka — Ku dhawaad 2 milyan oo Muslimiin ah ayaa la filayaa in ay sanadkan 2026-ka gutaan waajibaadka accmaasha Xajka, iyadoo Dowladda Sacuudi Carabiya ay diiwaangelisay koror ku yimid tirada xujeyda imanaysa, isla markaana ay xoojisay diyaar-garowga adeegyada Xajka. Xajka oo ah safar diini ah oo sanadle ah ayaa Muslimiinta adduunka oo dhan ka […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Maka — Ku dhawaad 2 milyan oo Muslimiin ah ayaa la filayaa in ay sanadkan 2026-ka gutaan waajibaadka accmaasha Xajka, iyadoo Dowladda Sacuudi Carabiya ay diiwaangelisay koror ku yimid tirada xujeyda imanaysa, isla markaana ay xoojisay diyaar-garowga adeegyada Xajka.
Xajka oo ah safar diini ah oo sanadle ah ayaa Muslimiinta adduunka oo dhan ka yimaadaan magaalada barakeysan ee Maka, si ay u gutaan cibaado ka mid ah tiirarka Islaamka oo Nebi Muxamed (NNKH) uu baray ummadda Islaamka in ka badan 14 qarni ka hor.
Xajku waa tiirka shanaad ee Islaamka, waxaana waajib ku ah qof kasta oo Muslim ah oo awood u leh dhinaca caafimaadka iyo dhaqaalaha in uu ugu yaraan hal mar noloshiisa guddoomo ama uu soo Xajjiyo. Waa astaan muujinaysa midnimada iyo isku duubnida Muslimiinta caalamka.
Cibaadada Xajka ayaa dhacda bisha 12-aad ee kalandarka Islaamka, taas oo sanad walba is beddesha marka loo eego kalandarka caalamiga ah ee qoraxda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.