Macallimuu oo ku baaqay in tallaabo milatari laga qaado mucaaradka haddii…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dhaq-dhaqaaqyada mucaaradka dalka. Macallimuu oo wareysi gaar ah siiyay Somali Cable Tv ayaa u digay mucaaradka, isaga oo sheegay in laga hortegayo haddii ay lasoo baxaan ciidamo, isla markaana laga qaadayo […] The

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa ku baaqay in tallaabo milatari laga qaado mucaaradka haddii ay ciidan lasoo baxaan.
Maxaa la shaaciyey
- Macallimuu wuxuu sheegay in mucaaradka aanay ku sii jiri karin Soomaaliya iyadoo ay jiraan qalalaase iyo dagaallo sokeeye.
- Mucaaradka ayaa abaabulaya dibadbaxyo horleh oo bilaabanaya 4-ta bisha June ee 2026.
- Macallimuu wuxuu ku andacooday in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sharci darro ku joogo Villa Somalia.
Macnaha guud
Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa xasaasi ah, iyadoo la isku hayo hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka kumeel gaarka ah.
“Mucaaradka haddii ay ciidan lasoo baxaan tallaabo milatari ayaa looga hortagayaa, sabab kale majirto.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khatarta siyaasadeed ee dalka iyo sida mucaaradka ay u saameyn karaan amniga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dhaq-dhaqaaqyada mucaaradka dalka.
Macallimuu oo wareysi gaar ah siiyay Somali Cable Tv ayaa u digay mucaaradka, isaga oo sheegay in laga hortegayo haddii ay lasoo baxaan ciidamo, isla markaana laga qaadayo tallaabo milari oo adag.
Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray in dhaqankan aysan kusii jiri karin Soomaaliya, maadaama ay muddo dheer kusoo jirtay qalalaase iyo dagaallo sokeeye.
“Mucaaradka haddii ay ciidan lasoo baxaan tallaabo milatari ayaa looga hortagayaa, sabab kale majirto”. ayuu yiri Xildhibaan Macallimuu.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan