Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Wargeyska Dawangeneral

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL oo Ku Boorriyey Hoggaan-ka Degmadda Hargeysa Midnimo iyo Horumar

Qore Sacad Xarbi Hargeysa (Dawan) Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somalilad, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa kulan dardaaran iyo duco ah qasriga Madaxtooyada kula yeeshay hoggaanka cusub ee golaha deegaanka Hargeysa, (Maayar-ka iyo Maayar-ku-xigeenka) oo ay mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Hargeysa iska dhex doorteen shalay Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu Mayarki

SO
Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL oo Ku Boorriyey Hoggaan-ka Degmadda Hargeysa Midnimo iyo Horumar
Sawir / xog muuqaal ah · Wargeyska Dawan

Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa kulan dardaaran ah la yeeshay hoggaanka cusub ee golaha deegaanka Hargeysa.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku boorriyey hoggaanka cusub in ay xoogga saaraan midaynta iyo wada shaqaynta Golaha Deegaanka.
  2. Waxa uu sidoo kale ku adkeeyey in ay mudnaanta siiyaan horumarka magaalada iyo adeegyada bulshada.
  3. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in hoggaaminta Caasimaddu ay u baahan tahay isku duubni iyo dareen midaysan.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL waxa uu hoosta ka xarriiqay in dhismaha iyo gudashada xilalka Qaranku (heer Degaan iyo heer Qaranba) aanay kala lahayn Muxaafid iyo Mucaarid toona.

Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi
Hargeysa
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in bulshada Hargeysa ay ogaato dardaaranka iyo qorshayaasha cusub ee hoggaanka deegaanka si ay u taageeraan horumarka magaalada.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Wargeyska Dawan

Qore Sacad Xarbi

Hargeysa (Dawan) Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somalilad, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa kulan dardaaran iyo duco ah qasriga Madaxtooyada kula yeeshay hoggaanka cusub ee golaha deegaanka Hargeysa, (Maayar-ka iyo Maayar-ku-xigeenka) oo ay mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Hargeysa iska dhex doorteen shalay

Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu Mayarkii hore, ka xilka wareejinaya iyo kuwa cusuba kula dardaarmay in ay xoogga saaraan midaynta, meel-u-wada-jeedinta iyo wada shaqaynta Golaha Deegaanka Caasimadda, isla markaana ay xoojiyaan isku duubnida xubnaha Golaha, iyo u adeegidda danaha iyo baahiyaha dadweynaha Caasimadda.

Waxa uu sidoo kale ku boorriyey in ay mudnaanta siiyaan horumarka magaalada, bilicda caasimadda iyo adeegyada bulshada, isaga oo Alle SWT uga baryey in uu ku asturo masuuliyadda culus ee loo igmaday.

Isha: Wargeyska Dawan. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Wargeyska Dawan
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralhargeysamadaxweynexigeenka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.