Madaxweyne Ruto oo shaaciyey sababta loo furi waayey xuduudka Kenya & Somalia.
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya aanu dib u…

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya aanu dib u…
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya aanu dib u furmi doonin waqtigan, isagoo sabab uga dhigay xaaladaha amni ee gobolka, khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo caqabadaha la xiriira maalgelinta howlaha amniga.
Madaxweyne Willam Ruto ayaa waraysi uu siiyey mid kamid ah Warbaahinta laga lee yahay waqooyiga Kenya ku sheegay in dowladdiisu wali qiimeyn ku sameyneyso xaaladda Soomaaliya ka jirta, kahor inta aysan ka fekerin furista xuduudka labada dal.
Ruto ayaa xusay in ay jirto baahi loo qabo isu dheellitirnaan u dhexeysa amniga iyo ganacsiga, isagoo sheegay in labada dhinacba ay muhiim u yihiin danaha Kenya iyo gobolka, “Waxaa jira dheelitir adag oo u dhexeeya amniga iyo ganacsiga, waana in labadaba la ilaaliyaa.”
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan