Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aqbalay Dalabkii Mucaaradka, Wadahadallada oo Beri la Sii Wadi Doono
Muqdisho – Waxaa soo dhammaaday shirkii siyaasadeed ee maanta ka dhacay xayndaabka Xalane, kaas oo u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.…
Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamud ayaa aqbalay dalabkii mucaaradka ee ahaa in la sii daayo dadka u xiran arrimaha siyaasadda.
Maxaa la shaaciyey
- Madaxweynaha ayaa aqbalay in la sii daayo dadka u xiran arrimaha siyaasadda, gaar ahaan kuwii banaanbaxyada lagu xiray.
- Kulanka ayaa la sheegay inuu yahay tallaabadii ugu horreysay ee lagu dhisayo kalsooni siyaasadeed.
- Dhinacyada ayaa isku raacay in berri dib la isugu soo laabto si loo guda galo khilaafka doorashooyinka.
Macnaha guud
Kulanka ayaa dhacay xilli xasaasi ah oo dalka uu wajahayo muran siyaasadeed.
“Mucaaradku ay si weyn u soo dhaweeyeen aqbalaadda dowladda.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee dalka ka socda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho – Waxaa soo dhammaaday shirkii siyaasadeed ee maanta ka dhacay xayndaabka Xalane, kaas oo u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud uu aqbalay dalabkii mucaaradka ee ahaa in la sii daayo dadka u xiran arrimaha siyaasadda, gaar ahaan kuwii loo xiray banaanbaxyadii iyo dhaq-dhaqaaqyadii siyaasadeed ee ka dhacay Muqdisho.
Qodobkan ayaa la sheegay inuu noqday tallaabadii ugu horreysay ee lagu dhisayo kalsooni siyaasadeed, iyadoo mucaaradku ay si weyn u soo dhaweeyeen aqbalaadda dowladda.
Sidoo kale, dhinacyada ayaa isku raacay in berri dib la isugu soo laabto si loo guda galo qodobada kale ee la xiriira khilaafka doorashooyinka iyo arrimaha siyaasadda ee wali taagan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan