Maxaa ka soo baxay shirkii Xalane?
Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne XasanSheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri
Shirkii Xalane ee Muqdisho ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dastuurka, iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in doorasho qof iyo cod ah la qaban doono.
Maxaa la shaaciyey
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod ah la qaban doono.
- Golaha Mustaqbalka ayaa ku adkeeyay in dastuurka la raaco kii 2012-ka.
- Kulanka ayaa lagu ballamay in la qabto kulan kale berri si loo xalliyo khilaafaadka.
“Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod u tahay.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed ayaa muhiim u ah in ay ogaadaan horumarka doorashooyinka iyo dastuurka dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne XasanSheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
kulanka oo ay garwadeen ka ahayd Beesha Caalamka waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dastuurka. Golaha Mustaqbalka ayaa sheegay in ay waajib tahay in dastuurku yahay kii la isku raacsanaa ee 2012-ka, doorashadana ay tahay in nooceeda hadda laga heshiiyo iyo sida loo qabanayo.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod u tahay, ayna is diiwaangeliyaan oo tartanka galaan, isaguna ka shaqeynayo doorashooyin toos ah oo uu ka soo qabtay gobolka Banaadir iyo maamulka Koonfur Galbeed.
Labada dhinac ayaa isku fahmi waayay labada doodood ee dastuurka iyo doorashooyinka, taas oo keentay in lagu ballamo kulan kale oo berri dhacaya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan