Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Maxay maxkamaddu u cuskatay laalista doorashadii ka dhacday Galmudug.?
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Waxay sheegtay maxkamaddu in go’aankeeda ay u cuskatay qodobo dastuuri ah iyo xeerka ama sharciga doorashada ee Soomaaliya ee la ansixiyay. Gudoomiya Baashe Yuusuf oo go’aankaan ku dhawaaqay, ayaa yiri: Go’aamada maxkamadda ayaa u dhacay sidatan: “Iyadoo lagu saleynayo qodobka 82-aad ee sharciga doorashooyinka iyo mabaa’diida dastuuriga ah ee

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Waxay sheegtay maxkamaddu in go’aankeeda ay u cuskatay qodobo dastuuri ah iyo xeerka ama sharciga doorashada ee Soomaaliya ee la ansixiyay.
Gudoomiya Baashe Yuusuf oo go’aankaan ku dhawaaqay, ayaa yiri:
Go’aamada maxkamadda ayaa u dhacay sidatan: “Iyadoo lagu saleynayo qodobka 82-aad ee sharciga doorashooyinka iyo mabaa’diida dastuuriga ah ee doorasho xor, xalaal iyo cadaalad ah.
Maxkamaddu waxay go’aamisay in doorashooyinkii isku sidkanaa ee golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka ee 30-ka Luulyo ka dhacay dowlad goboleedka Galmudug aan loo maamulin ama aan loo qabanin si waafaqsan dastuurka iyo sharciga doorashooyinka dalka, sidaas darteedna natiijadu ay tahay mid aan ansax ahayn oo waxba kama jiraan ah”
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.