Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay heshiis doorasho oo Soomaaliya laga gaaro

Diblumaasiyiin Caalami ah oo rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in dalku galay marxalad siyaasadeed cusub. Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya…

SO
Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay heshiis doorasho oo Soomaaliya laga gaaro
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Diblumaasiyiin Caalami ah ayaa rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wada-hadallada socda ayaa diiradda saaraya sidii loo heli lahaa hannaan doorasho oo macquul ah isla markaana loo dhan yahay.
  2. Codka haweenka iyo dhalinyarada ayaa la doonayaa in laga dhex muuqdo geeddi-socodka siyaasadeed.
  3. Rajada laga qabo in maanta lasoo saaro war-murtiyeed wadajir ah oo lagu caddeynayo jadwalka kala-guurka iyo hannaan nabadeed.

Macnaha guud

Kulamo u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ka socda Muqdisho si loo xalliyo khilaafaadka doorashada.

Hannaanka doorasho oo “macquul ah isla markaana loo dhan yahay”

Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya
Muqdisho
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay muhiim u tahay in ay ogaadaan horumarka doorashooyinka iyo sida codkooda loogu daro.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Diblumaasiyiin Caalami ah oo rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in dalku galay marxalad siyaasadeed cusub.

Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa sheegtay in wada-hadallada socda ay diiradda saarayaan sidii loo heli lahaa hannaan doorasho oo “macquul ah isla markaana loo dhan yahay”, si codka haweenka iyo dhalinyarada ay uga dhex muuqdaan geeddi-socodka siyaasadeed.

Waxay sidoo kale muujisay rajada laga qabo in maanta lasoo saaro war-murtiyeed wadajir ah oo lagu caddeynayo jadwalka kala-guurka iyo hannaan nabadeed oo lagu wajahayo doorashooyinka dalka.

Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xilli magaalada Muqdisho ay ka socdaan kulamo u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaas oo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafaadka ka taagan doorashada iyo jihada siyaasadeed ee dalka.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsoomaaliyarajomidowga
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.