Mucaaradka oo doonaya in Xamza lagu bedelo shaqsi door dhex-dhexaadnimo qaadan kara
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ku waramayaan ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in kooxda mucaaradka ay doonayaan in xilka ra’iisul wasaaraha lagu badalo shaqsi qaadan kara door dhex-dhexaadnimo oo madaxweynaha ka madax-bannaan, sidii dhacday dowladdii madaxweyne hore Farmaajo. Waxaa isweydiin mudan maadaama, dowladda waqtigeeda uu dhamaaday sidee ku suurtagaleysaa in madaxweynaha uu magacaabo

Kooxda mucaaradka ayaa doonaya in xilka ra’iisul wasaaraha lagu badalo shaqsi qaadan kara door dhex-dhexaadnimo.
Maxaa la shaaciyey
- Mucaaradka ayaa ku baaqaya in ra’iisul wasaare cusub la magacaabo si loo helo isbedel siyaasadeed.
- Dowladda waqtigeeda dhamaaday ayaa su'aal ka taagan sida madaxweynaha uu u magacaabi karo ra’iisul wasaare cusub.
- Qorshahan ayaa loo maleynayaa inuu ka yimid Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.
Macnaha guud
Dowladda Soomaaliya ayaa ku jirta fowdo siyaasadeed iyo mid amni, taasoo keentay in mucaaradka ay raadiyaan isbadal.
“Halka madaxweynaha uu sii fahamsan yahay qorshahaasi.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan isbedelada siyaasadeed ee dalka ka socda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ku waramayaan ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in kooxda mucaaradka ay doonayaan in xilka ra’iisul wasaaraha lagu badalo shaqsi qaadan kara door dhex-dhexaadnimo oo madaxweynaha ka madax-bannaan, sidii dhacday dowladdii madaxweyne hore Farmaajo.
Waxaa isweydiin mudan maadaama, dowladda waqtigeeda uu dhamaaday sidee ku suurtagaleysaa in madaxweynaha uu magacaabo ra’iisul wasaare cusub baarlamaan-na uu ansixiyo, waxaa muuqanaysa in marka sharciga la fiiriyo aysan suurtagal aheyn madaxweyne waqtigiisa dhamaaday inuu magacaabo ra’iisul wasaare.
Laakiin Soomaaliya muddo dheer ayey kusoo jirtay fowdo siyaasadeed iyo mid amni waa ka suurtagal, hadba qofka haysta awooda ciidanka iyo dhaqaalaha.
Sababta ay mucaaradka u doonayaan isbadalka wasiirka koowaad waxay tahay inay si sahal ah la iskaga hor keeno madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday iyo wasiirkiisa koowaad. Halka madaxweynaha uu sii fahamsan yahay qorshahaasi.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan