Mucaaradka oo shuruudii koowaad hordhigay Xasan Sheekh – Maxay tahay?
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Golaha Mustaqbalka oo maanta wada-hadal toos ah la furay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shuruudooda koowaad ka dhigay in marka hore ay dowladda sii deyso dadka shacabka ah ee ku xiran xabsiyada ee loo haysto aragtiyadooda iyo cabashooyin ay muujiyeen dartood. Wararka ayaa sheegaya in dhanka Madaxweynaha uu aqbalay dalabka xubnaha […] The post Mucaara

Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa shuruud koowaad ka dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh si loo sii daayo dadka shacabka ah ee xabsiyada ku jira.
Maxaa la shaaciyey
- Mucaaradka ayaa dalbaday in dowladda ay sii deyso dadka shacabka ah ee ku xiran xabsiyada.
- Madaxweynaha ayaa aqbalay dalabka mucaaradka, waxaana la filayaa in la sii daayo dadka haatan xiran.
- Wadahadallada ayaa ku socda jawi deggan, iyadoo Mareykanka uu dhex-dhexaadinayo.
Macnaha guud
Mucaaradka ayaa ku dadaalaya inay soo dhoweeyaan dadka ku fikirka ah ee dagaalka kula jira dowladda, iyadoo la dareemayo dibadbaxyo ka dhacay Muqdisho.
““In mucaaradku ay qodobkaan ka dhigeen shardiga koowaad ee uu wadahadalku ku furmi karo soow mucaaradka kama dhigeyso in ay yihiin rag loo dhiman karo oo qadiyad iyo abaal labadaba leh?””
Sababta ay muhiim u tahay: Wadahadalladan ayaa muhiim u ah xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Golaha Mustaqbalka oo maanta wada-hadal toos ah la furay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shuruudooda koowaad ka dhigay in marka hore ay dowladda sii deyso dadka shacabka ah ee ku xiran xabsiyada ee loo haysto aragtiyadooda iyo cabashooyin ay muujiyeen dartood.
Wararka ayaa sheegaya in dhanka Madaxweynaha uu aqbalay dalabka xubnaha mucaaradka, iyadoo la filayo in lasii daayo dadka haatan xiran.
Shuruudan ayaa loo arkaa mid ay mucaaradka ku doonayaan inay kusoo dhaweystaan dadka ku fikirka ah ee dagaalka kula jira dowladda, maadaama ay maalmahan qaar kamid ah dhalinyarada iyo dadka la barakiciyay ay la dareen noqdeen mucaaradka oo dibadbaxyo ka abaabulay gudaha Muqdisho.
“In mucaaradku ay qodobkaan ka dhigeen shardiga koowaad ee uu wadahadalku ku furmi karo soow mucaaradka kama dhigeyso in ay yihiin rag loo dhiman karo oo qadiyad iyo abaal labadaba leh?,” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir Cali Yare Cali oo ka falceliyay dalabka mucaaradka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan