Puntland oo awaamiir duldhigtay ciyaartooyda ku sugan Boosaaso.
Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha…

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha Puntland ee Boosaaso.
Maxaa la shaaciyey
- Xiriirka Kubadda Puntland ayaa amray in la dhowro mabaadi’da Puntland.
- Cidii lagu arko hadal ama ficil lid ku ah dowladnimada ayaa laga saarayo tartanka.
- Qabyaaladda iyo siyaasadda ayaa mamnuuc ka ah dhammaan ka qaybgalayaasha tartanka.
“cidii lagu arko hadal ama ficil lid ku ah dowladnimadana laga saarayo tartanka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujineysaa sida xiriirka kubadda Puntland uu u xakameynayo tartanka si loo ilaaliyo nidaamka iyo anshaxa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha…
Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha gobolada Puntland ee ka socda garoonka Shuhadada Magaalada Boosaaso.
Wareegto ka soo baxday xiriirka ayaa lagu amray dhammaan dhinacyada inay dhowraan mabaadi’da Puntland, cidii lagu arko hadal ama ficil lid ku ah dowladnimadana laga saarayo tartanka, islamarkaana la gorgayn doono sharciga.
Dhanka kalena, Xiriirka ayaa xusay in qabyaaladda iyo siyaasadda ay ka reeban tahay oo mamnuuc ka tahay mas’uul, ciyaartoy iyo cid kasta oo ka qaybgalaysa tartanka ciyaaraha caasimadaha gobollada Puntland.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan