Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Puntland oo beenisay xogtii SoDMA ee saadaasha cimilada

Puntland ayaa beenisay digniintii Hay’adda Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ee lagu sheegay in duufaano iyo roobab culus ay ku soo wajahan… Sii akhri

SO
Puntland oo beenisay xogtii SoDMA ee saadaasha cimilada
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Puntland ayaa beenisay digniintii SoDMA ee ku saabsan duufaano iyo roobab culus oo ku wajahan gobollo ka tirsan Puntland.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka iyo Xarunta Maareynta Xogaha Khayraadka Biyaha & Dhulka ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xogta SoDMA.
  2. Xogta SoDMA ayaa lagu sheegay in aysan ahayn mid rasmi ah oo lagu go’aan qaadan karo.
  3. Puntland ayaa bulshada ku wargelisay in ay ka feejignaadaan faafinta xogo aan la hubin.

Kadib markii la sameeyay hubin rasmi ah, waxaan xaqiijinaynaa in xogtaasi aysan ahayn mid rasmi ah oo lagu go’aan qaadan karo.

Puntland
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay ogaadaan xaqiiqda cimilada si ay uga fogaadaan jahawareerka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Puntland ayaa beenisay digniintii Hay’adda Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ee lagu sheegay in duufaano iyo roobab culus ay ku soo wajahan yihiin gobollo ka tirsan Puntland, gaar ahaan degmooyinka Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo Garowe.

War-saxaafadeedka si wadajir ah uga soo baxay Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka iyo Xarunta Maareynta Xogaha Khayraadka Biyaha & Dhulka ayaa lagu sheegay in xogtaasi aysan ahayn mid rasmi ah oo lagu go’aan qaadan karo.

“Kadib markii la sameeyay hubin rasmi ah, waxaan xaqiijinaynaa in xogtaasi aysan ahayn mid rasmi ah oo lagu go’aan qaadan karo” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed.

“Bulsho weynta reer Puntland waxaa lagu wargelinayaa in ay ka feejignaadaan faafinta xogo aan la hubin oo keeni kara cabsi iyo jahawareer bulsho” ayaa la raaciyay.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralbeenisaysodmapuntland
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.