Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Ruushka oo deeq raashin ah soo gaarsiiyay Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaar raashin ah kala wareegtay safiirka dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo Jabuuti, Mikhail Golovanov oo… Sii akhri

SO
Ruushka oo deeq raashin ah soo gaarsiiyay Soomaaliya
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Dowladda Ruushka ayaa 25 tan oo raashin ah ku deeqday shacabka Soomaaliyeed si wax looga qabto xaaladaha bini’aadannimo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Gargaarka raashinka ayaa lagu wareejiyay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya ee SoDMA.
  2. Safiir Mikhail Golovanov ayaa sheegay in Ruushka uu sii wadi doono taageerada shacabka Soomaaliyeed.
  3. Dowladda Soomaaliya ayaa dhowr deeq oo raashin ah ka heshay dalal kale, hase yeeshee SoDMA ma gaarsiin dadka loogu talagalay.

Macnaha guud

Xaaladaha bini’aadannimo ee ka jira Soomaaliya ayaa keenay in Ruushka uu gargaarka raashinka u soo diro.

Dowladda Ruushka ay sii wadi doonto taageerada ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed.

Mikhail Golovanov, Safiirka dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo Jabuuti
Muqdisho
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Gargaarkan ayaa muhiim u ah dadka Soomaaliyeed ee wajahaya dhibaatooyinka bini’aadannimo.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaar raashin ah kala wareegtay safiirka dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo Jabuuti, Mikhail Golovanov oo booqasho ku jooga Muqdisho.

Gargaarkan oo dhan 25 tan oo raashin ah ayaa dowladda Ruushka ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed si wax looga qabto xaaladaha bini’aadannimo ee ka jira dalka, iyadoo lagu wareejiyay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya ee SoDMA.

Safiir Mikhail Golovanov ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay sii wadi doonto taageerada ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada ay jiraan duruufaha bini’aadannimo iyo baahiyaha degdegga ah.

Muddooyinkii u dambeeyay dhowr dalka ayaa dowladda Soomaaliya soo gaarsiiyay deeq isugu jirta lacag iyo raashin, hase ahaatee Hay’adda SoDMA inta badan ma gaarsiin dadkii loogu talagalay.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsoomaaliyaruushkaraashin
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.