Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Safaaradda Soomaaliya ee Hindiya oo kaashaneysa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hyderabad ayaa qabatay munaasabad lagu maamuusay 1-da Luulyo.
Munaasabaddan qaran oo ay ka muuqatay dareen waddaniyadeed iyo midnimo ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan, diblomaasiyiin, Xildhibaanno ka tirsan BJFS, ganacsato, madaxda isbitaallada iyo Jaamacadaha, aqoonyahanno, dhallinyaro iyo marti sharaf kale. Waxay si gaar ah ugu mahadceliyeen Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Hindiya, Dr. Ca

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Munaasabaddan qaran oo ay ka muuqatay dareen waddaniyadeed iyo midnimo ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan, diblomaasiyiin, Xildhibaanno ka tirsan BJFS, ganacsato, madaxda isbitaallada iyo Jaamacadaha, aqoonyahanno, dhallinyaro iyo marti sharaf kale.
Waxay si gaar ah ugu mahadceliyeen Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Hindiya, Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, iyo dhammaan diblomaasiyiinta Safaaradda, kuwaas oo suurageliyay in bulshada Soomaaliyeed ee Hydrabad ay si sharaf, wadajir iyo qiiro waddaniyadeed leh ugu dabaaldegaan maalmaha qaran.
munaasabadda waxaa hadallo ka jeediyay, Xoghayaha Koowaad ee Safaradda Maxamed Cabdi Ibraahim (Qowdhan) Danjire Ku-xigeenka Cali Axmed Maxamuud iyo masuuliyiin ka socotay qeybaha bulshada iyo Sanatar Laylo Nur Maah oo bogaadisay munaasabada heer ka qaran.
Ugu dambeyn Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odowa, oo khudbada ka jeediyay munaasabada, ayaa ugu horreyn hambalyo u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.