Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu qabtay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Xafladdan ayaa waxaa ka soo qeyb galay safiirrada dalalka Afrika u fadhiya Shiinaha, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kala duwan. Dalalka ka qeyb galay ayaa halkaas kusoo bandhigay hidde iyo […]
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu qabtay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
Xafladdan ayaa waxaa ka soo qeyb galay safiirrada dalalka Afrika u fadhiya Shiinaha, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kala duwan.
Dalalka ka qeyb galay ayaa halkaas kusoo bandhigay hidde iyo dhaqanka kala duwan,ee uu leeyahay dalkasto,iyadoo la soo bandhigay ciyaaro dhaqameed, heeso, suugaan, cuntooyin iyo labbis matalaya dal walba.
Safaaradda Soomaaliya ayaa si gaar ah u soo bandhigtay dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed, kuwaas oo si weyn u soo jiitay ka soo qeyb galayaasha. Waxaa sidoo kale la muujiyay astaamo ka tarjumaya taariikhda iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.