Safiirka dowladda Ruushka ee Soomaaliya oo tegaya + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Ruushka u fadhiyay Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa tegaya kadib markii uu soo gabagabeeyay howlgalkiisii diblomaasiyadeed ee gudaha Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta sagootiyay Mikhail Golovanov oo ahaa danjira

Safiirka Dowladda Ruushka ee Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov, ayaa tegaya kadib markii uu soo gabagabeeyay howlgalkiisii diblomaasiyadeed.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa sagootiyay Danjire Golovanov.
- Danjire Golovanov ayaa lagu ammaanay dadaalladiisa ku aaddan horumarinta xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka.
- Ruushka ayaa deeqo kala duwan ku wareejiyay Dowladda Federaalka, oo ay ku jirto 25 tan oo raashin ah.
Macnaha guud
Danjire Golovanov ayaa ka shaqeynayay horumarinta xiriirka labada dal, iyadoo Ruushka uu ka mid yahay dowladaha waaweyn ee xiriirka la leh Soomaaliya.
“Cabdisalaam ayaa ku ammaanay Danjire Golovanov dadaalladii uu ku bixiyay horumarinta xiriirka laba geesoodka ah.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Ruushka, iyo taageerada Ruushka ee bini'aadannimo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Ruushka u fadhiyay Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa tegaya kadib markii uu soo gabagabeeyay howlgalkiisii diblomaasiyadeed ee gudaha Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta sagootiyay Mikhail Golovanov oo ahaa danjiraha aan deggeneyn ee dowladda Ruushka u fadhiyay Soomaaliya.
Cabdisalaam ayaa ku ammaanay Danjire Golovanov dadaalladii uu ku bixiyay horumarinta xiriirka laba geesoodka ah, isaga oo sidoo kale soo dhoweeyay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka.
Sidoo kale, labada dhinac ayaa adkeeyay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta xiriirka labada dal ee dhinacyada ay danaha wadaagga ah ka leeyihiin Ruushka iyo Soomaaliya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan