Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhareconomy

Salaam African Bank Group oo xarigga ka jaray mashruuc Kayd shidaal ah oo laga hir galinayo Dalka Jabuuti

May 12(Jowhar)Shirkadda Fuelstor oo hoos timaada shirkadaha Salaam Group ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay dhismaha xarun weyn oo kaydinta shidaalka iyo badeecooyinka kala duwan ah oo laga hirgelinayo deegaanka Damerjog ee dalka Djibouti. Mashruucan ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah horumarinta kaabeyaasha tamarta iyo saadka gobolka Geeska Afrika. Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa ka […]

SO
Salaam African Bank Group oo xarigga ka jaray mashruuc Kayd shidaal ah oo laga hir galinayo Dalka Jabuuti
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar

Shirkadda Fuelstor oo hoos timaada Salaam Group ayaa maanta daahfurtay mashruuc kaydinta shidaalka oo ku yaal Damerjog, Jabuuti, kaasoo ku kacaya 160 milyan oo doollar.

Maxaa la shaaciyey

  1. Mashruuca ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah horumarinta kaabeyaasha tamarta iyo saadka gobolka Geeska Afrika.
  2. Xarunta ayaa qaadi doonta ilaa 400,000 oo metric ton oo shidaal ah, taasoo ka dhigeysa Jabuuti xarun muhiim ah.
  3. Mashruucan ayaa sidoo kale fududeyn doona isku socodka shidaalka iyo badeecooyinka muhiimka ah ee loo gudbinayo Itoobiya.

Mashruucani uu yahay tallaabo weyn oo horumarineed, islamarkaana uu Djibouti ka dhigayo marin muhiim u ah isku xirka suuqyada caalamka.

Masuul ka tirsan shirkadda Fuelstor
Damerjog, Jabuuti
2026-05-12

Sababta ay muhiim u tahay: Mashruucan ayaa kor u qaadaya dhaqaalaha Jabuuti iyo isku xirka ganacsiga gobolka, taasoo muhiim u ah Soomaaliya.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

May 12(Jowhar)Shirkadda Fuelstor oo hoos timaada shirkadaha Salaam Group ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay dhismaha xarun weyn oo kaydinta shidaalka iyo badeecooyinka kala duwan ah oo laga hirgelinayo deegaanka Damerjog ee dalka Djibouti. Mashruucan ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah horumarinta kaabeyaasha tamarta iyo saadka gobolka Geeska Afrika.

Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo shirkado caalami ah, kuwaas oo sheegay in mashruucan uu sare u qaadayo isku xirka ganacsiga gobolka iyo xasilloonida sahayda tamarta ee Bariga Afrika.

Dhaqaalaha ku baxaya hir gelinta masharucaan ayaa gaaraysa ku dhowaad 160 milyan oo doollar, iyadoona taas ka turjumaysa qorshaha fog ee ay Salaam Group ku taageereyso maalgashiga kaabeyaasha muhiimka ah, si loo xoojiyo ganacsiga, koboca warshadaha iyo casriyeynta isku socodka badeecooyinka.

Xaruntan oo ku fadhin doonta dhul dhan 22 hektar ayaa loogu talagalay kaydinta, ganacsiga iyo dib-u-qaybinta shidaalka, gaaska LPG iyo saliidaha cuntada. Waxaa la filayaa inay qaadi karto ilaa 400,000 oo metric ton, taasoo ka dhigeysa Jabuuti xarun muhiim ah oo isku xirta suuqyada gobolka iyo kuwa caalamka.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliaeconomyeconomygrouplaga
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.