Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur si kulul uga hadlay dagaalka ka dhacay Muqdisho
Jun 03(Jowhar)-Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Siyaasiga xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si kala gaar gaar ah uga hadlay dagaalkii ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyagoo ku eedeyay dowlada federalka inay ka dambeysay dagaalka. Qoraal kooban oo bartiisa Facebook soo dhigey Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha [&#

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Howlwadaag ee Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Shariif Sheekh Axmed ayaa eedeeyay Madaxweynaha Xasan Sheekh inuu ka dambeeyay weerar lagu qaaday Xasan Cali Kheyre.
- Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in dagaalku sababay barakaca boqolaal qoys oo ku noolaa degmooyinka Howlwadaag iyo Hodon.
- Labada siyaasi ayaa ku baaqay in ciidamada ammaanka ay ilaaliyaan dhexdhexaadnimadooda.
Macnaha guud
Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhacay xilli ay socdeen shirar nabadeed oo ay qabanayeen odayaasha dhaqanka.
“Weerarkan ma baajin doono bannaabaxyada bulshada caasimadda ay ku diidanyihiin dulmiga.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee Muqdisho iyo eedeymaha siyaasadeed ee ka dhashay dagaalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jun 03(Jowhar)-Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Siyaasiga xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si kala gaar gaar ah uga hadlay dagaalkii ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyagoo ku eedeyay dowlada federalka inay ka dambeysay dagaalka.
Qoraal kooban oo bartiisa Facebook soo dhigey Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha Dowlada Federalka Xasan Sheekh inuu ka dambeeyay weerar uu sheegay in lagu qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.
“Waxaan si adag u cambaareynayaa weerarka Madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud uu ku qaaday Raiisul Wasaarihii hore ee dalka Mudane Xasan Cali Khayre xilli uu shir kula jiray ugaaska beesha Murusade Ugaasi cabdirisaaq Ugaas cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde iyo waxgarad kale.”ayuu qoraalkiisii ku yiri Shariif Sheekh Axmed.
“Weerarkan wuxuu qayb ka yahay ficillada Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo inuu dhiig badan ku daadiyo isagoo aan haysan muddo xileed rasmi ah, wakhtigiisuna uu dhammaaday.”ayuu sii raaciyay.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan