Shirkii u dhexeeyay Xasan iyo mucaaradka oo natiijo la’aan soo dhammaaday
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow soo dhammaaday shirkii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, iyadoo illaa iyo hadda aan la gaarin wax natiijo ah, sida ay sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku fahmi la’yihiin arrimo ay kamid yihiin sida loo wajahayo xaaladda kala guurka ah, maadaama […] The post Shirkii u dhe

Shirkii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ayaa natiijo la'aan ku soo dhammaaday.
Maxaa la shaaciyey
- Labada dhinac ayaa isku fahmi la'yihiin arrimaha doorashada iyo xaaladda kala guurka ah.
- Kulanka galabta ayaa looga doodi doonaa hannaanka doorashooyinka iyo dastuurka.
- Danjireyaasha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ku cadaadinaya labada dhinac inay heshiis gaaraan kahor 15-ka May.
Macnaha guud
Shirku wuxuu ka dhacayaa xarun ay maamusho dowladda oo ku dhex-taalla Xalane, waxaana khilaaf xooggan ka taagan yahay doorashooyinka Soomaaliya.
“Shirka madaxda dalka iyo kooxda mucaaradku xafiis dawladdu leedahay ayuu ka dhacayaa iyo dhul dawladdu ka taliso.”
Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka ka taagan doorashooyinka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow soo dhammaaday shirkii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, iyadoo illaa iyo hadda aan la gaarin wax natiijo ah, sida ay sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.
Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku fahmi la’yihiin arrimo ay kamid yihiin sida loo wajahayo xaaladda kala guurka ah, maadaama uu dhamaaday muddo xileedka hay’adaha dowlada, welina aan la’isku fahmin nooca doorashada ee dalka.
Sida ay ogaatay Caasimada Online, labada dhinac ayaa ku ballamay in la’isku laabto galabta, isla markaana la amba qaado wada-hadallada, si xal loo raadiyo.
Sidoo kale, wararka ayaa intaas ku daraya in kulanka galabta looga doodi doono hannaanka doorashooyinka iyo doodda ka taagan dastuurka, waxaana labada dhinac ay haatan galeen wadatashiyo ka hor shirka galabta.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan