Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan Amni La Yeeshay Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed

Baydhabo — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaas oo looga hadlay adkeynta iyo xaqiijinta amniga magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah, iyo sidi

SO
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan Amni La Yeeshay Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan amni la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, si loo adkeeyo amniga Baydhabo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah.
  2. Iskaashi buuxa oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa la adkeeyay si loo xaqiijiyo amni waara.

Ciidanka XDS ay ka go’an tahay sii wadidda howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka nabadiidka ah.

S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji
Baydhabo
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan dadaallada amni ee ka socda Baydhabo iyo Koonfur Galbeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Baydhabo — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaas oo looga hadlay adkeynta iyo xaqiijinta amniga magaalada Baydhabo.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah, iyo sidii loo xoojin lahaa amniga guud ee magaalada Baydhabo iyo deegaannada hoos taga Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ciidanka XDS ay ka go’an tahay sii wadidda howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka nabadiidka ah, isagoo xusay in howlgallo joogto ah ay ka socdaan deegaannada Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, waxaa la adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashi buuxa oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maamulka Koonfur Galbeed si loo xaqiijiyo amni waara oo ka hanaqaada gobolka.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralciidankataliyahagalbeed
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.