Taliyaha Xoogga oo Baydhabo u tegay fulinta laba qorshe + Sawirro
Baydhabo (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo wafdi saraakiil ah ayaa maanta gaaray magaalad Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdigan culus oo ka baxay Muqdisho ayaa halkaas waxaa kusoo dhaweeyay saraakiil ka tirsan Taliska 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka, Taliska qaybta Booliska gobolka Baay iyo mas’uuliyiin

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta gaaray Baydhabo si uu u fuliyo laba qorshe muhiim ah.
Maxaa la shaaciyey
- Ujeedka safarka Taliye Ibraahim ayaa ah dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.
- Qorshaha labaad waa in la xoojiyo ammaanka magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran.
- Taliyaha ayaa la kulmi doona mas'uuliyiinta maamulka iyo saraakiisha amniga si uu uga wada hadlo qorshaha xoojinta amniga.
Macnaha guud
Baydhabo ayaa dhawaan ka dhacay isbeddel maamul, waxaana haatan ka socoto doorashooyin qof iyo cod ah.
“Taliyaha ayaa sidoo kale inta uu joogo gudaha magaalada la kulmi doono mas'uuliyiinta maamulka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Qorshayaashan ayaa muhiim u ah nabadgelyada Koonfur Galbeed, gaar ahaan waqtiga doorashooyinka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Baydhabo (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo wafdi saraakiil ah ayaa maanta gaaray magaalad Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Wafdigan culus oo ka baxay Muqdisho ayaa halkaas waxaa kusoo dhaweeyay saraakiil ka tirsan Taliska 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka, Taliska qaybta Booliska gobolka Baay iyo mas’uuliyiin ka tirsan ciidamada Koonfur Galbeed.
Ujeedka safarka Taliye Ibraahim ee Baydhabo ayaa la xiriiray fulinta laba qorshe oo xasaasi ah, kuwaas oo dowladda ka damacsan tahay Baydhabo.
Arrinta koowaad ayaa ah sidii loo dardargelin lahaa howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, si mar kale la’isugu daba rido ciidamada, ugana howlgalaan gobollada Baay iyo Bakool oo ay weli ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan