Wadahadalo mar kale uga furmay xerada Xalane madaxda dowladda iyo Mucaaradka
May 14(Jowhar) XALANE: Madaxweyne Xasan Shiikh oo uu weheliyo Raysal wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Jaamac iyo Madaxweynaha Puntland, Deni & Madaxweyne hore Shariif ayaa mar kale goordhaweyd u fadhiistay wada-hadallada doorashada dalka, iyada oo Golaha Mustaqbalka ay dooddooda ku ku uuriyeen; in DFS aqbasho in uu idlaadey muddo-xileedkeeda kana tanaasusho doorashada qof & cod oo […

Madaxweyne Xasan Shiikh, Raysal wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, Madaxweynaha Puntland Deni, iyo Madaxweyne hore Shariif ayaa mar kale wada-hadallo ku saabsan doorashada dalka ka furay xerada Xalane.
Maxaa la shaaciyey
- Golaha Mustaqbalka ayaa dooday in DFS ay aqbasho in muddo-xileedkeeda uu idlaaday.
- Madaxda DFS ayaa ku adkaysanaya in muddo-xileedkooda uu ka hadhsan yahay sannad.
- Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa kulanka taageeraya si loo gaaro isu-soodhowaansho.
“in DFS aqbasho in uu idlaadey muddo-xileedkeeda kana tanaasusho doorashada qof & cod oo keliya.”
Sababta ay muhiim u tahay: Wadahadalladan ayaa muhiim u ah mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya iyo doorashooyinka dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 14(Jowhar) XALANE: Madaxweyne Xasan Shiikh oo uu weheliyo Raysal wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Jaamac iyo Madaxweynaha Puntland, Deni & Madaxweyne hore Shariif ayaa mar kale goordhaweyd u fadhiistay wada-hadallada doorashada dalka, iyada oo Golaha Mustaqbalka ay dooddooda ku ku uuriyeen; in DFS aqbasho in uu idlaadey muddo-xileedkeeda kana tanaasusho doorashada qof & cod oo keliya laga wada-hadlo doorashooyin Dadban oo dad badan.
Madaxda DFS ayaa se ku adkaysanaysa in muddo-xileedkeeda uu ka hadhsan yahay sannad, iyada oo cuskanaysa Dastuurka cusub & sida oo kale in ay ku guda jirto doorashooyin toos ah oo ka dhacaya dalka oo idil.
Mareykanka & Ingiriiska oo soo dhiraan-dhiriyey kulanka oo albaabadu u xidhan yihiin ayaa se dhinacyada ku dirqinaya ay gaadhaan isu-soodhowaansho & meel hore looga socon karo.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan