Wararkii ugu dambeeyay wadahadallada Xasan iyo Golaha Mustaqbalka ee Xalane
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa la filayaa in maanta oo Arbaco ah ay wada-hadallo toos ah uga bilowdaan gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaydaabka xerada Xalane. Wada-hadalladan oo ah kuwa xasaasi ah ayaa waxaa garwadeen ka ah Mareykanak, iyada oo diiradda lagu saarayo […] The post Wara

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha Mustaqbalka ayaa maanta wada-hadallo ka bilaabay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xerada Xalane.
Maxaa la shaaciyey
- Wadahadalladan waxaa garwadeen ka ah Mareykanak, iyadoo diiradda lagu saarayo xaaladda cakiran ee dalka.
- Kulanka waxaa ku wehlin doona Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac.
- Ujeedka kulankan ayaa ah in lagu gaaro xal waara oo la xiriira khilaafka doorashooyinka.
Macnaha guud
Kulankan ayaa kusoo aaday xilli ay jiraan khilaafyo siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, gaar ahaan muranka ka taagan hannaanka doorashooyinka.
“Waa kulankii ugu horreeyay ee noociisa ah ee lagu qabanayo Xalane.”
Sababta ay muhiim u tahay: Wadahadalladan ayaa muhiim u ah xallinta khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta mustaqbalka dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa la filayaa in maanta oo Arbaco ah ay wada-hadallo toos ah uga bilowdaan gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaydaabka xerada Xalane.
Wada-hadalladan oo ah kuwa xasaasi ah ayaa waxaa garwadeen ka ah Mareykanak, iyada oo diiradda lagu saarayo xaaladda cakiran ee dalka.
Wararka ayaa sheegaya in kulankan uu Madaxweynaha ku wehlin doono Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac halka dhinaca Golaha Mustaqbalka ay metali doonaan Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekj Axmed.
Ilo wareedyo xilkas ah ayaa inoo xaqiijiyay in ujeedka kulankan uu yahay in lagu gaaro xal waara oo la xiriira khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya labada dhinac, gaar ahaan muranka ka taagan hannaanka doorashooyinka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan