Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in ka badan 90 dal oo caalamka ah, ayaa booqasho ku tagay xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang ee magaalada Beijing, taas oo kamid ah astaamaha ugu waaweyn ee daawada dhaqanka Shiinaha. Wafdigaasi waxaa qeyb ka ahaa wakiil ka socday Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. Booqashadan ayaa ku soo […]

SO
Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in ka badan 90 dal ayaa booqday xarunta Beijing Tongrentang ee Beijing.

Maxaa la shaaciyey

  1. Booqashadan ayaa ku soo beegantay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska.
  2. Barnaamijyo lagu dhiirrigelinayay caafimaadka qoysaska iyo isdhexgalka bulshada ayaa halkaasi lagu qabtay.
  3. Martidii ka qeyb gashay ayaa si dhow ugu kuurgashay taariikhda Beijing Tongrentang iyo kaalinta ay ku leedahay daawada dhaqanka Shiinaha.

Macnaha guud

Munaasabaddan ayaa lagu xoojiyay xiriirka qoysaska iyo isdhaafsiga dhaqamada.

Munaasabaddan ay ujeeddadeedu tahay xoojinta xiriirka qoysaska, isdhaafsiga dhaqamada iyo kor u qaadidda caafimaadka bulshada.

Wakiil ka socday Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed
Beijing Tongrentang, Beijing
2026-05-19

Sababta ay muhiim u tahay: Somali akhristayaasha waxay ka faa'iideysan karaan macluumaadka ku saabsan horumarka caafimaadka iyo dhaqanka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in ka badan 90 dal oo caalamka ah, ayaa booqasho ku tagay xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang ee magaalada Beijing, taas oo kamid ah astaamaha ugu waaweyn ee daawada dhaqanka Shiinaha. Wafdigaasi waxaa qeyb ka ahaa wakiil ka socday Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.

Booqashadan ayaa ku soo beegantay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska, iyadoo halkaasi lagu qabtay barnaamijyo lagu dhiirrigelinayay caafimaadka qoysaska iyo isdhexgalka bulshada.

Martidii ka qeyb gashay munaasabadda ayaa si dhow ugu kuurgashay taariikhda dheer ee Beijing Tongrentang iyo kaalinta ay ku leedahay daawada dhaqanka Shiinaha.

Goobta waxaa lagu soo bandhigay hiddo iyo dhaqammo kala duwan oo ay kamid ahaayeen farshaxanno dhaqameed, qoraallo Chinese ah, cunnooyin gaar ah iyo adeegyo caafimaad oo ku saleysan daawada dabiiciga ah.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralwariyaaldaltongrentang
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.