Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa…

SO
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jabuuti Mudane Col. Cismaan Dhoobad Suugoole.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasiirka ayaa ka gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Diblomaasiyadeed ee Danjiraha cusub.
  2. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
  3. Iskaashiga laba geesoodka ah iyo xasilloonida gobolka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay.

xiriirka walaaltinimo ee Xooggan kaas oo ka dhexeey Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti

Mudane Abdisalam Ali, Mudane Col. Cismaan Dhoobad Suugoole
Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la xoojiyo xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti si loo helo iskaashi iyo xasillooni gobolka Geeska Afrika.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa…

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Col. Cismaan Dhoobad Suugoole, isagoo ka gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Diblomaasiyadeed.

Kadib Markii uu Wasiirka Ka Gudoomay Danjiraha Warqadaha Aqoonsiga ayaa waxa ay yeesheen Kulan looga hadlay xiriirka walaaltinimo ee Xooggan kaas oo ka dhexeey Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, xasilloonida gobolka, iyo danaha wadajirka ah ee Geeska Afrika.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralwasiirkasoomaaliyaarrimaha
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.