Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Xog: Madaxweyne Qoor Qoor oo tallaabo culus qaadaya xilli DF…

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo haatan khilaaf culus uu kala dhexeeyo Dowladda Federaalka ayaa ku howlan inuu qaado tallaabo xasaasi ah oo sii kala fogeyn karta labada dhinac. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Madaxweyne Qoor Qoor ayaa maanta kulan deg-deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada, isaga oo kala […] The post Xog: Ma

SO
Sawir war oo la xiriira Xog: Madaxweyne Qoor Qoor oo tallaabo culus qaadaya xilli DF…
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa ku howlan inuu qaado tallaabo xasaasi ah oo sii kala fogeyn karta khilaafka uu la leeyahay Dowladda Federaalka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Qoor Qoor ayaa maanta kulan deg-deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada si uu uga hadlo qorshihiisa.
  2. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa damacsan inuu ku dhawaaqo guddiga doorashada Galmudug maanta.
  3. Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa salka ku haya arrimaha doorashooyinka Galmudug, iyadoo Qoor Qoor iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay isku fahmi waayeen.

Macnaha guud

Khilaafka u dhexeeya Qoor Qoor iyo Dowladda Federaalka ayaa sababay in tallaabooyinkan la qaado.

Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale Qoor Qoor uu damacsan yahay in maanta uu ku dhawaaqo guddiga doorashada Galmudug.

Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)
Dhuusamareeb
2026-05-21

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbeddelada siyaasadeed ee ka dhacaya Galmudug iyo saameynta ay ku yeelan karto doorashooyinka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo haatan khilaaf culus uu kala dhexeeyo Dowladda Federaalka ayaa ku howlan inuu qaado tallaabo xasaasi ah oo sii kala fogeyn karta labada dhinac.

Sida ay ogaatay Caasimada Online, Madaxweyne Qoor Qoor ayaa maanta kulan deg-deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada, isaga oo kala hadli doono qorshihiisa, gaar ahaan dagaalka siyaasadeed ee kala dhexeeyo Villa Somalia.

Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale Qoor Qoor uu damacsan yahay in maanta uu ku dhawaaqo guddiga doorashada Galmudug, waana tallaabo sii adkeyneysa xiisadda labada dhinac ee haaran kasii dareyso.

Haddii uu arrintan uu sameeyo Axmed Qoor Qoor wuxuu marayaa waddadii uu qaaday Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo doorasho deg-deg ah ku qabsaday Baydhabo, inkastoo markii ay dagaalka uga adkaatay Villa Somalia.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralculustallaaboxog
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.