Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

Xogaha ka cusub kulanka Xalane ee dhinacyada Soomaalida iyo safiirada Mareykanka iyo UK

May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC. Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo [&#

SO
Xogaha ka cusub kulanka Xalane ee dhinacyada Soomaalida iyo safiirada Mareykanka iyo UK
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar

Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayaa Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaan wada hadalo ku saabsan geedi socodka doorashooyinka dalka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha, RW kuxigeenka, MW Shariif Sheikh Axmed, iyo MW Puntland Siciid Deni.
  2. Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa dhex-dhexaadinaya dhinacyada Soomaalida.
  3. Warar la baahiyay oo laxariiray kulanka Garabka Mucaraadka Deni iyo Shariif ku wehlinayo Wasiir Hore Ceynte ayaa been abuur ah.

Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka ayey xoguhu tilmaamayaan inay dhex-dhexaadinayaan dhinacyada Soomaalida oo fariin culus loo dhiibi doono.

Madaxweyne Xassan Sheikh, RW kuxigeenka, MW Shariif Sheikh Axmed +1
Xarunta JOCC, Xalane
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Kulankan ayaa muhiim u ah geedi socodka doorashooyinka Soomaaliya, taas oo saameyn ku yeelan karta mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC.

Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo kaqeybgalayaashu ay yihiin Madaxweynaha, RW kuxigeenka oo dhinac ah, halka dhinaca Golaha Mustaqbalkana yihiin MW Shariif Sheikh Axmed iyo MW Puntland Siciid Deni.

Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka ayey xoguhu tilmaamayaan inay dhex-dhexaadinayaan dhinacyada Soomaalida oo fariin culus loo dhiibi doono.

warar la baahiyay oo laxariiray in uu kulanka Garabka Mucaraadka Deni iyo Shariif ku wehlinayo Wasiir Hore Ceynte ayaan ogaanay inay been abuur yihiin.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralxalanemareykankasafiirada
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.