Xogtii ugu dambeysay shirka Xasan iyo Golaha Mustaqbalka oo galay maalintii labaad
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalintii labaad galay wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo kasii soconaya xaydaabka Xalane ee magaalada Muqdisho. Wada-hadalladan oo ku bilowday jawi deggan, isla markaana uu dhex-dhexaadinayo Mareykanka ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyo Ra’iisul wasare ku xigeenka d

Wada-hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ayaa galay maalintii labaad, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisul wasare ku xigeenka Saalax Axmed Jaamac ay ka qayb-galayaan.
Maxaa la shaaciyey
- Wada-hadalladu waxay ka socdaan xayndaabka Xalane ee Muqdisho, waxaana dhex-dhexaadinaya Mareykanka.
- Doodaha xasaasiga ah ee la xiriira wax ka beddelka dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka ayaa maanta la guda geli doonaa.
- Kulamo gaar ah ayaa xalay dhexmaray labada dhinac si loo sii wado dooda iyo xal u helidda khilaafka.
Macnaha guud
Wada-hadalladan ayaa ka dhashay khilaafka sii xoogeysanaya ee ka taagan doorashooyinka Soomaaliya.
““Shirka madaxda dalka iyo kooxda mucaaradku xafiis dawladdu leedahay ayuu ka dhacayaa iyo dhul dawladdu ka taliso.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dooda ku saabsan doorashooyinka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalintii labaad galay wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo kasii soconaya xaydaabka Xalane ee magaalada Muqdisho.
Wada-hadalladan oo ku bilowday jawi deggan, isla markaana uu dhex-dhexaadinayo Mareykanka ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyo Ra’iisul wasare ku xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, halka dhinaca Golaha Mustaqbalka ay metalayaan Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni iyo Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Wararka ayaa sheegaya in maanta la guda geli doono doodaha xasaasiga ah ee la xiriira arrimaha masiiriga ah, gaar ahaan wax ka beddelka lagu sameeyay dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka oo ay isku hayaan labada dhinac.
Xubnaha mucaaradka oo xulafo la ah Maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa laga sugayaa inay soo bandhigaan nooca doorasho ee la qaban karo, halka ay Villa Somalia wei ku adkeysaneyso doorashooyin dadweyne oo haatan ka socda dalka, gaar ahaan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan