xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga oo Muqdisho lagu qabtay
Jun 02(Jowhar)Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga, isagoo hambalyo u diray shacabka iyo dowladda Talyaaniga. Mudane Saalax ayaa xusay xiriirka iyo saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. “Maalintan waxay xusuus u tahay aftidii 1946-kii, markii shacab

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jun 02(Jowhar)Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga, isagoo hambalyo u diray shacabka iyo dowladda Talyaaniga.
Mudane Saalax ayaa xusay xiriirka iyo saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.
“Maalintan waxay xusuus u tahay aftidii 1946-kii, markii shacabka Talyaanigu doorteen in dalkoodu noqdo jamhuuriyad halkii uu boqortooyo ahaan lahaa. Sidaas darteed, anigoo ku hadlaya magaca Dowladda Soomaaliya, waxaan hambalyo u dirayaa shacabka iyo madaxda Talyaaniga,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan