Original Somali text
Xasan Cali Kheyre oo Dhaliil u Jeediyay Hay’adaha Ammaanka dalka
Muqdisho – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, ayaa dhaliil u jeediyay habka ay hay’adaha ammaanka ula dhaqmaan shacabka Soomaaliyeed xilliyada baaritaannada amni. Kheyre ayaa sheegay in shacabka lagu dhibaateeyo goobaha baaritaanka, isagoo tilmaamay in mararka qaar laga qaato dahabka iyo taleefannada gacanta haweenka, ar
SOOriginal shown · SoomaaliShabelle Media1 min read