Original Somali text
Kala guurka Togan ee Soomaaliya iyo fursado dahabi ah
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala. Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur Galbeed, waxay nasiib u yeesheen inay noqdaan Xildhibaanadii ugu horeeyay ee Dawlad Goboleed marka laga reebo Soomaaliland ee lagu soo doorto Nidaamka
SOOriginal shown · SoomaaliCaasimada Online3 min read