U gudub nuxurka
WARKASTA Qur’aan
SuuradahaWararka ↗
← Suuradaha106 / 114

SUURADDA 106 · 4 AAYADOOD

Quraysh

Qur’aanka iyo tarjumaadda macnihiisa ee af Soomaaliga

قريش

Dhageysiga Qur’aanka

Maher Al-Muaiqly

Aad u tartiib · Akhriska Carabiga · Xafs

Dooro aayadaha aad dhageysanayso

Waqtiyada aayadaha waa la soo dejinayaa…

Cabbirka qoraalka100%

Sheekha iyo cabbirka qoraalka waxay ku kaydsan yihiin qalabkan.

Tarjumaadda: Abdullah Hasan Yaqoub
QuranEnc · 1.0.27
Ilaha iyo xuquuqda ↗

MACNAHA AF SOOMAALIGAالقرآن الكريم
106:1

لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ

Caadeysigii Quraysh darteed.

106:2

إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ

Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).

106:3

فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ

Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baydkan (Kacbada Makkah ku taal).

106:4

ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ

Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin galiyay cabsi.

← Al-fiilAl-maacuun →
QurayshMaher Al-Muaiqly

Qur’aanka Kariimka · Tarjumaadda macnaha ee af Soomaaliga

Ilaha, tarjumaadda iyo xuquuqda