Xasan Sheekh oo gogol wada-hadal u fidiyay mucaaradka, cadaadiskii siyaasadeed oo mira dhalaya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale gogol wada-hadal u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ay diyaar u tahay inay dhageysato aragtiyada kala duwan ee laga qabo xaaladda dalka…
Akhri sheekada

















