يَـٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِيُّ ٱتَّقِ ٱللَّهَ وَلَا تُطِعِ ٱلۡكَٰفِرِينَ وَٱلۡمُنَٰفِقِينَۚ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمٗا
Nabiyow! Ku sugnow cabsida Alle (adigoo dhowraya xilkuu ku saaray), ha adeecinna gaalada iyo munaafiqiinta. Hubaal Alle waa wax kasta Ogsoone, Xikmad Badan.