صٓۚ وَٱلۡقُرۡءَانِ ذِي ٱلذِّكۡرِ
Saad, Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Qur’aanka sharafta leh ee waanada badan.
Faallooyinka tarjumaha
1. Eeg sharaxa hoose ee Suuradda 2: Aayadda 1. 2. Inta hadalka ka go’an waa inaysan jirin ilaahyo badan uu Ilaaha Xaqa yahay Mid Keliya - Allaah iyo in soo bixinta Qiyaame Xaq tahay.