سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٖ وَاقِعٖ
Mid wax dalbaya baa dalbay in cadaab ku dhacda (gaalada loo soo dedejiyo).
Faallooyinka tarjumaha
1. Al-Macaarij: Waddooyinka kor loogu baxo cirka waa kuwa ay malaa’igta u maraan aadista samooyinka. 2. Gaaladu waxay ka hor yimaadeen Nabiga s.c.w. iyagoo ka dalbay inuu ku keeno cadaab dushooda.