U gudub nuxurka
WARKASTA Qur’aan
SuuradahaWararka ↗
← Suuradaha95 / 114

SUURADDA 95 · 8 AAYADOOD

At-tiin

Qur’aanka iyo tarjumaadda macnihiisa ee af Soomaaliga

التين

Dhageysiga Qur’aanka

Maher Al-Muaiqly

Aad u tartiib · Akhriska Carabiga · Xafs

Dooro aayadaha aad dhageysanayso

Waqtiyada aayadaha waa la soo dejinayaa…

Cabbirka qoraalka100%

Sheekha iyo cabbirka qoraalka waxay ku kaydsan yihiin qalabkan.

Tarjumaadda: Abdullah Hasan Yaqoub
QuranEnc · 1.0.27
Ilaha iyo xuquuqda ↗

MACNAHA AF SOOMAALIGAالقرآن الكريم
95:1

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ

Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka.

95:2

وَطُورِ سِينِينَ

Iyo Buurta Siinaay.

95:3

وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ

Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah),

95:4

لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٖ

Waxaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.

95:5

ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ

Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya.

95:6

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٖ

Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno).

95:7

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ

Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)?

95:8

أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ

Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta? (Haayoo, wuu Yahay).

← Ash-sharxAl-calaq →
At-tiinMaher Al-Muaiqly

Qur’aanka Kariimka · Tarjumaadda macnaha ee af Soomaaliga

Ilaha, tarjumaadda iyo xuquuqda