Obama oo difaacay Ilhan Cumar kuna eedeeyay maamulka Trump inuu beegsanayo dadka ka aragtida duwan
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Washington, Mareykanka — Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa difaacay Xildhibaan Ilhan Cumar, xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka, isaga oo maamulka Madaxweyne Donald Trump ku eedeeyay inuu awoodda dowladda u adeegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda.
Sida ay sheegtay Shabelle Media ↗Sheegashooyinka iyo waxa aan caddayn
Sheegasho la soo xigtay
Barack Obama ayaa garab istaag buuxa u muujiyay Ilhan Omar oo ay haatan si wayn isku hayaan Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Isku ekaanshaha sheegashooyinku kaligiis ma caddaynayo xaqiijin madax-bannaan. Kala duwanaanta tirooyinku waxay ka iman kartaa waqtiga ama baaxadda warbixinta.
Faahfaahin dheeraad ah
Caasimada Online
Barack Obama ayaa garab istaag buuxa u muujiyay Ilhan Omar oo ay haatan si wayn isku hayaan Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Obama ayaa ka digay in tallaabooyinka lagu beegsanayo siyaasiyiinta aragtida ka duwan maamulka ay mustaqbalka horseedi karaan in awoodda dowladda loo adeegsado loollanka siyaasadeed.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Ilhan Omar, oo 44 jir ah, ayaa marar badan beenisay eedeymaha la xiriira khiyaano dhanka socdaalka ah, iyadoo ku tilmaantay weerarro siyaasadeed oo uu gadaal ka riixayo madaxweyne Trump.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Ilaa hadda wax dacwad dambiyeed ah laguma soo oogin xildhibaannadda, sidoo kalena hay’adaha baaritaanka ma soo bandhigin caddeymo dadweyne oo muujinaya inay dembi gashay.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Barack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka.
Cidda sheegtay: Barack Obama
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Wakiillo federaal ah ayaa 12-kii Oktoobar baaritaan ka sameeyay guriga Ilhan Cumar.
Taariikhda dhacdada: 2022-10-12
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Baaritaanka ayaa la xiriira suuragalnimada in Ilhan Cumar ama aabaheed ay sameeyeen khiyaano la xiriirta dukumentiyada socdaalka.
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay inuu ku lug leeyahay baaritaanka.
Cidda sheegtay: Donald Trump
Akhri warbixinta ↗
Xusuusin ku saabsan ilaha
Goob kasta oo warbaahin ah ayaa hadda soo gudbinaysa faahfaahin kala duwan, mana jirto sheegasho uu il labaad xaqiijiyay; tirooyinka gaarka ah taxaddar ula akhri.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 19 Oktoobar 2026 08:27 UTC
Obama oo difaacay Ilhan Cumar kuna eedeeyay maamulka Trump inuu beegsanayo dadka ka aragtida duwan
Barack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 18 Oktoobar 2026 15:27 UTC
Barack Obama oo garab istaag wayn u muujiyay Ilhan Omar
Obama ayaa ka digay in tallaabooyinka lagu beegsanayo siyaasiyiinta aragtida ka duwan maamulka ay mustaqbalka horseedi karaan in awoodda dowladda loo adeegsado loollanka siyaasadeed.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
18 Oktoobar 2026 15:27 – 19 Oktoobar 2026 08:27 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
17 saac ka dib
Obama oo difaacay Ilhan Cumar kuna eedeeyay maamulka Trump inuu beegsanayo dadka ka aragtida duwan
Barack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socda…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Barack Obama oo garab istaag wayn u muujiyay Ilhan Omar
Barack Obama ayaa garab istaag buuxa u muujiyay Ilhan Omar oo ay haatan si wayn isku hayaan Mada…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online, Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Xasan Sheekh oo meesha ka saaray walaaca mucaaradka, caddeeyayna in aan…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay hadal-haynta la xiriirta in Dowladda Federaalka ay qorsheyneyso weerar ka dhan ah…
6 ilo
DEG DEG: Dagaal u dhexeeya ciidamada DF iyo kuwa Lafta-gareen oo ka qarxay Buurhakaba
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed oo isku dhinac…
5 ilo
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada hoggaaminta Galmudug
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya (NIEBC) ayaa Arbacadii ku dhawaaqay jadwalka doorashooyinka baarlamaanka…
4 ilo
Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Koonfur Galbeed
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan…
3 ilo
Ra’iisul Wasaare Xamse Sheegay inuu Kamid ahaa Dadkii ka Badbaaday Qaraxii Soobe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee 14-kii…