Ciidamada Macawisledya oo la wareegay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Ciidamada deegaanka ee loo yaqaano macawisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa isku gadaamay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne kadib markii laga war helay diyaarad ciidamo ka soo qaadeysa magaalada Muqdisho oo ku soo wajahan Baladweyne.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn ↗Sheegashooyinka iyo waxa aan caddayn
Sheegasho la soo xigtay
Dagaal kale oo xalay magaalada Beledweyne, kaas oo dhex-maray ciidamo uu watay hoggaamiye ku-xigeenka HirShabelle, Cabdifataax Xasan Afrax iyo Macawiisleyda deegaanka, waxaana ku dhintay 1 qof.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Warbixinno kala duwan
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Isku ekaanshaha sheegashooyinku kaligiis ma caddaynayo xaqiijin madax-bannaan. Kala duwanaanta tirooyinku waxay ka iman kartaa waqtiga ama baaxadda warbixinta.
Faahfaahin dheeraad ah
Hiiraanweyn
Ciidamada Macawisleyda ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne.
Taariikhda dhacdada: 2026-11-19
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Ciidamada Macawisleyda ayaa la sheegay inay isku gadaameen garoonka kadib markii laga war helay diyaarad ciidamo ka soo qaadeysa magaalada Muqdisho.
Taariikhda dhacdada: 2026-11-19
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Ciidamada AUSSOM ee ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo wata gaadiidka dagaalka ayaa sidoo kale ku sugan gudaha garoonka.
Taariikhda dhacdada: 2026-11-19
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Gudddoomiyihii hore ee degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya garoonka aysan ka soo degi karin diyaarad shacab ama ciidan.
Cidda sheegtay: Muumin Maxamed Xalane
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Macawiisleyda Xawaadle ayaa gudaha u galay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne iyadoo xiisad culus ay ka taagan tahay.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Ciidamada Macawiisleyda ayaa ka hortagaya diyaarado a sheegay inay sidaan ciidamo oo ay dowladda Soomaaliya u direyso Beledweyne, si ay u xoojiyaan ciidamada ku sugan halkaasi.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Dagaal kale oo xalay magaalada Beledweyne, kaas oo dhex-maray ciidamo uu watay hoggaamiye ku-xigeenka HirShabelle, Cabdifataax Xasan Afrax iyo Macawiisleyda deegaanka, waxaana ku dhintay 1 qof.
Cidda sheegtay: Caasimada Online
Akhri warbixinta ↗
Xusuusin ku saabsan ilaha
Goob kasta oo warbaahin ah ayaa hadda soo gudbinaysa faahfaahin kala duwan, mana jirto sheegasho uu il labaad xaqiijiyay; tirooyinka gaarka ah taxaddar ula akhri.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 19 Nofeembar 2026 15:56 UTC
Ciidamada Macawisledya oo la wareegay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif
Ciidamada Macawisleyda ayaa la sheegay inay isku gadaameen garoonka kadib markii laga war helay diyaarad ciidamo ka soo qaadeysa magaalada Muqdisho.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 19 Nofeembar 2026 13:00 UTC
Macawiisleyda Xawaadle oo gudaha u galay garoonka Beledweyne iyo dagaal…
Iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
19 Nofeembar 2026 · 13:00–15:56 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
3 saac ka dib
Ciidamada Macawisledya oo la wareegay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif
Ciidamada Macawisleyda ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne, iyagoo…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Macawiisleyda Xawaadle oo gudaha u galay garoonka Beledweyne iyo dagaal…
Macawiisleyda Xawaadle ayaa gudaha u galay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne iyad…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn, Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Beel cudud ciidan kusoo bandhigtay Beledweyne oo ka hortimid HirShabelle
Mowjad cusub oo looga soo horjeedo maamulka HirShabeelle ayaa ka soo cusboonaatay gobolka Hiiraan kadib markii beesha Afar Makane ay magaalada…
2 ilo
Al-Shabaab oo weerar ka fulisay gobolka Bari + Bartilmaameedka
Xiisadda amni ee ka taagan buuraleyda Calmadow ayaa mar kale soo cusboonaatay kadib markii kooxda Al-Shabaab ay saaka hoobiyeyaal ku weerartay…
3 ilo
Xamza oo qorshe xasaasi ah la wadaagay mas’uuliyiin ka socda Sacuudiga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga…
2 ilo
Cali Jeyte oo la dalacsiiyay xilli ay xiisadda Hiiraan kasii dareyso
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan oo hore u ahaa hoggaamiyihii Macawiisleyda gobolka Hiiraan u dalacsiisay darajada Sarreeye…
3 ilo
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka
Xudur, Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, oo qiyaastii 20 KM…