Wararkii ugu dambeeyay ee Baydhabo
Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Wararkii ugu dambeeyay ee Baydhabo
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa hadda deggan, kaddib markii ay saaka ku dagaalameen ciidan taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis… Sii akhri
Dabooliddu way ka gudubtay "Ciidan taageersan Laftagareen oo gudaha u galay Baydhabo iyo dagaal so…".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa hadda deggan, kaddib markii ay saaka ku dagaalameen ciidan taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis… Sii akhri
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 05:49 ilaa 06:30 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Ciidan taageersan Laftagareen oo gudaha u galay Baydhabo iyo dagaal socda
Magaalada Baydhabo waxaa saaka ka socda dagaal, kaddib markii ay gudaha u galeen ciidan daacad u ah maamulkii hore ee… Sii akhri
Akhri isha41 daqiiqo ka dib
Wararkii ugu dambeeyay ee Baydhabo
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa deggan kaddib dagaal u dhexeeyay ciidankii taageersanaa Cabdica…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
2 ilo
PSF oo sheegtay inay ka tirsan tahay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Puntland oo war kasoo saartayoo hawlgalkeedii Laag
War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya…
1 il
Xiisad ka taagan deegaanka Laag ee degmada Boosaaso
Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta… Sii…
2 ilo
Dowladda Somalia oo ka hadashay duqaymo ka dhacay Shabeellaha Hoose.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya…