DEG DEG: Raโiisul wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub + Sawirro
Sida il ka mid ah u soo koobtay
Muqdisho (Caasimada Online) -Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay agaasimeyaasha guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si loo dardargeliyo hawlihii socday. Xamza ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda tamarta iyo kheyraadka Biyaha, kaas oo loo magacaabay Cabdullaahi Ibraahim Cabdi. Sidoo kale,โฆ
Sida Caasimada Online u soo koobtay.
2 il ayaa ka warramay, isbarbardhigguna faraq muuqda kama helin โ dhammaantood isku si ayay u soo bandhigeen.
- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Warbixintii ugu dambeysay2 warbixin
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐
Muqdisho, Sabti, 26 Sebteembar, 2026: Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyaโฆ

Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay ยท 26 Sebteembar 2026 11:34 UTC
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐
Muqdisho, Sabti, 26 Sebteembar, 2026: Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya si looโฆ
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay ยท 26 Sebteembar 2026 11:00 UTC
DEG DEG: Raโiisul wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) -Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay agaasimeyaasha guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si loo dardargeliyo hawlihii socday.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
26 Sebteembar 2026 ยท 11:00โ11:34 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
34 daqiiqo ka dib
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐
Muqdisho, Sabti, 26 Sebteembar, 2026: Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka midโฆ
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
DEG DEG: Raโiisul wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub + Sawirro
Raโiisul wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub + Sawirro
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online, Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni โ akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo soo saaray amar ku saabsan dib-u-eegista Qaraar uu horay u meelmariyay Golaha Shacabku
Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo ku saabsan fulinta iyo dib-u-eegista Qaraarkaโฆ
2 ilo
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Ujuurrada Maxkamadaha
Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan uu guddoomiyey Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuurโฆ
2 ilo
Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh
Baydhabo โ Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobayโฆ
3 ilo
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Wasaaraddaโฆ
2 ilo
Golaha Shacabka oo dalbaday in la kordhiyo goobaha laga qaato Aqoonsiga NIRA
Muqdisho, Soomaaliya โ 22 Sebtembar 2026: Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalkaโฆ